What is a ChatGPT (Waa maxay ChatGPT)?

Waa maxay ChatGPT?

Wa maxay OpenIA?

Yaa aasaasay OpenAI?

Side loo isticmaalaa ChatGPT dhanka waxbarashada , dhaqaalaha iyo arimo kale oo badan?

Anagoo kajawaabeyno su,aalahaan oo dhan waxaad kaga bogan doontaa qormadeena, hadii aan kubilowno suaasha ugu horeyso waa maxay ChatGPT?

ChatGPT waa barnaamijka casri ah oo lagu sameeyay waxa loo yaqaano Artificial intelligence oo loo soo gaabiyo (AI) oo micnaheedu yahay caqliga gacan kusameeska ama afka carabiga waxa lagu dhaho الد كاء الصناعى  , .

Suaasha labaad hadii aan guda dalno ee ahaa waa maxay OpenAI  sida magaba idinkaga muuqaato waa company kashaqeeya dhanka technology yada qaasataan mida casriga ee la xariirta artificial intelligence-ga gaar ahaan waa company soo saaray aalaadaan manta dunida qasayo ee ChatGPT, waxaana aasaasay ninka lagu magacaabo Elon mask oo ahna sidoo kale shirka Tesla ee soo saarta gawaarida kushaqeeysa korontada ahna milkiiha shirka lagu magacaabi jiray twitter ee hadana loo yaqaano X.

Hadii aan kafiirino dhanka isticmaalka ChatGPT waxaa loo isticmaalaa wax walbo hadii ee ahaan laheyd  ganacsiga ,cafiimaadka iyo wax walbo laxariirta waxbarashada tusaale ahaan dadkeena inta ugu badan maanta waxey isticmaalaan google ka markii ee rabaan inee baaraan wax laxariiro cafimad ganacsi iyo wixii lamid balse google natiijada uu soo saaro waa inuu kusii gudbiyaa website kale oo kahadlayo wax laxariiro arimahaas halka ChatGPT ga uu yahay sida qof lataliya ah hadana qibrad sare u leh waxa aad weydiiso islamarkaana kusiinayana xalka ugu haboon waxa aad weydiisay, sida ee aaminsanihiin dad qubara ah dhanka AI in ChatGPT uu waxbadan kabadali doono fududeenta qoraalada ama research yada.

Waadna kumahadsantihiin akhrintiina.

La wadaag Asxaabtaada

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *