THE 7 HABITS OF HIGHLY EFFEECTIVE PEOPLE(7 caado ee leeyihiin dadka waxtarka leh)

THE 7 HABITS OF HIGHLY EFFEECTIVE PEOPLE(7 caado ee leeyihiin dadka waxtarka leh)

  1. proactive – waa qofka sababa inuu sameeyo waxa uu asaga doonayo , waaana kan kamasuulka ah 100% noloshiisa islamarkaana diirada saara waxa uu wax kaqaban karo.
  2. begin with end in mind – waa qofka hoosha uu qabanaya og ama maskaxda ku hayo sida ee ku dhamaan karto taa micnaheeda waa in uusan qofku iska bilaabin howl sida ee kudhamaan karto uusan darsi karin.
  3. Put first thing first – qofka waa in uu ogyahay howsha uu bilaabayo sida ee ukala muhiimsanyihiin asaga oo isticmaalaya 4 taan xeer oo ah (manage , focus , avoid iyo limit ), qeybta 1aad waa waxyaabaha muhiimka ah islamarkaana deg deg ah waxa lagaaga baahanyahy inaad maareyso, qeybta 2aad oo ah waxyaabaha muhiimka ah aanan deg deg aheyn waa inaad si qoto dheer ah diirada u saartid kana howl gashid , qeybta 3 aad oo ah waxa aan muhiimka aheyn balse deg dega ah inaad kafogaatid oo adan waqtigaaga iskaga lumin qybtaaas waxtarka u laheyn noloshaada, qeybta u dambeysa ee afaraad oo ah waxa aan muhiimka aheyn isla markaana aan deg dega aheyn inaad iska xadeyso madaama eysan muhiim kuu aheyn deg degna kuu aheyn toona.
  4. think win win – hadii aad dooneyso inaad guuleysato waa inaad u fikirtaa inaad guuleysato dadkuna guuleystaan walow ee jirto 3 dex nooc oo kale ee dadka qaar kala aaminsanyihiin sida : win lose – oo ah in dadka qaar ee jecelyihiin in ey guuleystaan ayaga oo kaliya dadka kalena guuldareystaan , lose lose – oo ah in dadka qaar ee jecelyihiin hadii eysan guuleysan ayaga dadka kalena ee guuldareestaan, lose win – tani waxaa fikrada 4 aad ee dadka qaar aaminsanyihiin oo ah hadii ee guul dareestaan ayaga balse ee dadka kale guueystaan raali kayihiin, balse mida ugu fiican ee hormar lagu gaari karo waa in dadku kawada shaqeeyaan sidii ee kuwada guuleysanlahaayeen.
  5. seek first to undrestand then to be undrestood – fikradani waa qeyb kamid ah wada shaqeynta dadka oo lagaa doonayo in aad adigu dadka fahanto si ee ayaguna kuu fahmaan.
  6. synergise – micnaheedu waa in dadku kaala dhaxeeyo wadashaqeyn fiican si meelaha aadan uga maarmeynin kaaga caabiyaan oo markaasi kuu fududaato howl kaaga bixi laheyd waqti iyo dhaqaalo aad collaboration ka dartiis kuugu fududaato aadna kuhesho si bilaash ah.
  7. sharp the saw – afeyso miinshaartaada , qofka waxaa lagama maarmaan ah in uu iska diyaariyo qodobadan soo socda si uu noqda qof dhan kasta kadiyaarsan: Ruux ahaan in uu qofka isku quudiyo, ruuxana wax lagu quudiyo waxaa ugu fiican diin, sidaa darteed ruuxdaada wawa inaad kuhubeysaa diin. Jir ahaan waa inaad isku hubeysaa cafimaad micnaheeda ma ahan inaad cafimaafka aad keeni kartid balse nadaafad ahaan iyo cuntada aad cuneyso inaad iska saxdo dheelitirnaanteeda hadii aad awoodo, Maan ahaan inaad dhisto maalin kasta oo aad kukobciso aqoon dheeli tiran, Laxow ahaan – qofka waxaa fiican in uu yahay qof leh laxow ehel iyo mid saaxiibo.
La wadaag Asxaabtaada

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *