SIDA LOO BADALO CAADOOYINKA XUNXUN?

SIDA LOO BADALO CAADOOYINKA XUNXUN?

SIDA LOO BADALO CAADOOYINKA XUNXUN?

Sida aan wada ognahay aadana ku nool dunidaan wuxuu aad ugu dhibtoonayaan qaarkood wax yaabo ee sameeyeen islamarkaana unoqotay caado ee qabatimeyso kadibna dhib ugeesto qofkaasi wixii uu sameystay sidaa sarteed waxaan rabaa in aan article kaan kuso bandhigo caadinka xun xun in la iska badali karo iyo inkale, hadii ee noqoto in la iska badalo sidii loo badali lahaa iyo hababka ugu fiican ee loo maro caado badalka ama waxa afka qalaad loo yaqaano (habit change) anaga oo mareyno steps aad aad ufudud uu qofkana kuraaxeysan doona raacitaankeeda hadaba aan kuda galno waxeyna kalayihiin:
1) KADHIG WAX AANAN MUUQAN (MAKE IT INVISIBLE)
caadaada xun ee aad dooneyso in aad iska jarto xeerkaani wuxuu kufarayaa ama uu kaa doonayaa in aad kadhigto wax aadan arkeynin, tusale ahaan waxaad tahay qof jecel marka uu guriga imaado in uu daawado TV – ga kuna bixiyo waqti aad ubadan halkaas oo uu kulumiyo waqtibadan uu howlo muhiim ah kuqabsan lahaa hadaba qofkani waxaa laga doonayaa maadama tv ga uusan karari karin qolka fadhiga waxaa haboon in uu ka aag badasho fadhiisashada qolka fadhiga islamarkaana uu ubadasho goob kale oo kaga fiican uu howlihiisa muhiimka ah kuqabsan karo, hadii aan kudaro tusaale labaad waxaad leedahay caado xun oo ah in aad habeenkii marka aad seexaneyso aad jeceshahay in aad telephone-ka aad sii daawato ilaa ee hurdada kaaga imaaneyso taa oo dhib weyn ku ah xaalaadada cafimad ama araga indhaha madaama xili jiif ah aad wali isticmaaleyso iftiin aad ubadan oo si toos ah ugu dhacayo indhaha taa oo saameyn fog iyo mid dhow ba kugu yeelan karto hada sidee ayuu uwaafajinkaraa xeerka koobaad in aad kadhigto wax aan la arki karin hadaba waxaad sameyn kartaa in aad telephone kaaga kacanta aadan lasoo galin qolka jiifka xiliyada aad dooneyso inaad jiifato.

2) KADHIG MID AAN SOO JIIDASHO LAHEYN (MAKE IT UNATTRACTIVE)
si aad iskaga goyso caadada xun xun xeerka labaad wuxuu kuleeyahy caadada xun inaad kadhigto mid aan soo jidasho laheyn, hadaba sidee loo dhigaa mid aan soo jiidasho laheyn tusaale ahaan ahaan waxaa tahay qof kudhiban cabista sigaarka hadana doonayao in uu kadhigo mid aan soo jiidasho laheyn waxaa lagaa doonayaa inaad katanaasusho asxaabta kugu xeeran ee jecel cabista sigaarka sidaa darteedna aad kubadasho asxaab cusub oo kamaran caadada sigaar cabista si ee dhiira galin kuugu noqdaan islamarkaana ee kugu adkaato in aad sigaar soo qaadato kuna dhex cabto asxaab aanan cabin taa oo xitaa kugalineysa in aad isku xishooto maadama uusan jirin asxaabtaada cusub qofka jecel sigaar cabista sidaa darteed uusan sigaarku kugu soo dhex jiidaneynin inaad kudhex cabto saxibada ama dadka kugu heeran oo dhibsanaya.

3) KADHIG MID ADAG (MAKE IT DIFFICULT)
caadada xun ee aad dooneyso inaad iskabasho waxaa lagaa doonayaa inaad kadhigto mid adag oo aan kuu sahlaneyn in aad sameyso marwalbo anagoo wali kutusaaleyneyno qofkii ladhibanaa cabista sigaarka maadaama xeerkii 2 aad uu yareeyay soo jiidashii badneyn hadaba xeerkaan wuxuu kufarayaa si aad gabi ahaanba uga dhigto mid adag waa in aad iskaga fogaataa deegaanka lagaheli karo gabi ahaanba sigaarka taa oo kadhigeyso mid aad u adag in aad raadintiisa u safarto ugu ddambeyna uu sidaa kaaga go,i karo caadadaas xun.

La wadaag Asxaabtaada

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *